Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxcaa ka mid ah: Guddoomiyaha Baarlamaanka Md. Jawaari oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiinta u xil saaran qaban qaabada shirka Madasha Qaran, oo lagu wado in uu halkaasi ka dhaco iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: