Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dad loo soo qabtay dilkii guddoomiye Kuxigeenkii hore ee Dharkenley, Puntland oo bilowday maxkamadeynta maxaabiistii Al-Shabaab ee lagu qabtay dagaaladii bishii Maarso,  Roobab saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka dhulka iyo hawada oo ka da’aya Muqdisho iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso