Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhaxeeyo dadka deegaanka iyo Shabaab oo ka dhacay Xadka Goballada Shabeelaha Hose iyo Bay, Amisom iyo ciidanka dowladda oo la wareegay deegaan la sheegay in laga soo abaabulay weerarkii Halgan iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
