Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhaxeeya dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay gobalka Shabeelaha Hoose, madaxweynaha Soomaaliya oo ku Amran Hay’adaha Garsoorka iyo Amaanka in ay la shaqeeyaan gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada sare ee dalka iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply