Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Mareykanka oo ka hadashay duqeyn ay ka fulisay Jubada Hoose, Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Soomaaliya oo sheegay in aan Wareegto lagu soo magacaabi doonin madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellada dhexe iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyos warka oo dhan:
