Wararka maanta ee Raadiyo wardheer waxaad ku maqli doontaan: mgacaabista xukuumada cusub ee xalay lagu dhawaaqay, Md. Tarsan oo ka mid ah wasiir ku xegeenada xalay la magacaabay oo ka cudurdaartay qabashada xilkaas, haan ku soo caarisay xeebta Jasiira iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply