Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: C/wali Gaas “Dagaalka Al-Shabaab ma dhammaan, waa yimaadeen waana laga adkaaday”, Ergeyga Qaramada Midoobey oo bogaadiyay ciiddamada Puntland, Al-Shabaab oo soo bandhigtay gaadiidkii ay ku qabsadeen Laanta-Buuro iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
