Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta ee Raadiyo Wardheer waxaad ku dhageysan doontaan: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Turkiga si ay uga qayb galaan wada hadallo ay la yeelanayaan maamulka Soomaaliland, Dagaalo xalay ka dhacay degmada Mahadaay ee Shabeelaha Hoose iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso