Audio Daily News, Radio Wardheer, Slideshow, WararWarka Raadiyo WardheerMarch 12, 2016March 12, 20160 Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhexeeyo dadka Deeganka iyo maleeshiyaadka Shabaab oo ka dhacay Galgaduud, Maamulka gobalka Banaadir oo ku baaqay in lagala shaqeeyo ammanka Muqdisho iyo Warar kale.Warka oo dhan hoos ka dhegeyso https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2016/03/Warka-Raadiyo-Wardheer-12-Much-2016.mp3