Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhexeeya ciiddanka dowladda Soomaaliya iyo Shabaab ooxXalay ka dhacay Sh/Hoose, Madaxweynaha maamulka Jubba oo sheegay in ay uga digayaan dadka dhismayaasha ka samaystay goobihii waxbarashada Kismaayo iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
