Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Bulshada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay dowladda garab siiyaan, Ciidanka badda Astureeliya oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen Doon hub siday iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: