Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo lagu wado maanta in uu gaaro xarunta baarlamanka Soomaaliya oo looga yeeray. dowladda oo sheegtay qorshe lagu sugayo amniga magaalada Muqdisho iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
