Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Hay’adaha dowladda ee dhanka ammaanka oo Muqdisho kulan ku yeeshay. Madaxda waddamada ay ciiddamada ka joogaan Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelan doono Jabuuti iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.