Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa kam mid ah: Shirka 6aad ee looga hadlaayo Arimaha Soomaaliya oo maanta lagu wado in lagu soo gebagebeeyo Istanbuul iyo war murtiyed lagu wado in uu ka so baxo iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
