Wararka aan idiin heyno waxaa maanta ka mid ah: barlamaanka oo ka doodaya warka ku aadan in ay soo laabtaan wasiirro ka mid ah xukuumaddii hore, weerarro xalay ka dhacay degmada yYaqshiid oo ay ka hadleen maamulka degmadaasi iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply