Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay helayaan dadkii ku dhaawacmay weerarkiiLliido gargaar caafimaad oo dhanka dibada ah iyo Beesha Caalamka oo sheegtay in ay kordhin doonta dadaallada Soomaaliya iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso