Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin eyno waxa ka mid ah: Xuska maalinta Afka hooyo oo si weyn looga xusay Soomaaliya, maamulka Gedo oo ugu baaqay dowlada Kenya in ay yareyso duqeymaha ay wax yeelada ka soo gaareyso dadka Reer Miyiga ah iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
