Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka maamulka Galmudug oo eedaymo dhanka ciidanka dowlada ah sheegay, Kenya oo lagu edeeyay in ay wali wado duqeymo deegaanka ceel Cadde ah iyo warar kale.
Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan:
