Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Shirka Madasha oo Goor dhaw ka furmay Kismaayo iyo Madaxweynaha Maamulka Jubba oo ka codsaday maamulada in dibada loo saaro calamada maamulada iyo kuwa dowladdaha dariska la ah Soomaaliya iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: