Audio Daily News, Radio Wardheer, Slideshow, WararWarka Raadiyo WardheerJanuary 13, 2016January 13, 20160 Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado in uu gaaro Kismaayo, Jowhar oo looga dhawaaqay Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhaxe iyo warar kale.Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2016/01/Warka_Raadiyo_Wardheer_13-Jen-2016.mp3