Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo degmada Baardheere ku qabtay dad la sheegay in ay ahaayeen Burcad, Maamulka Gobalka Banaadir oo ku baaqay in la bixiyo canshuurta iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
