Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhexeeya ciiddanka dowladda Soomaaliya oo ay taageerayaan kuwa Amisom iyo Shabaab oo ka dhacay Sh/Hoose, Wasiirka Arimaha Gudaha oo Jowhar gaaray, Maamullada Puntland iyo Jubba oo loogu baaqay joojinta abuurista colaadda Bakool iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
