Qoddabada warka raadiyo Wardheer ugu doorka roon waxaa ka mid ah: Musharrax u taagnaa xilka madaxtinimo ee maamulka Puntland oo qaadacay sida ay wax u wadaan guddiga xalinta qilaafyada, Ciidama ka mid ah kuwa dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo gawaari u xayirnaa shabaab qayba ka mid ah Hiiraan ka soo furtay iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
