Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Xaalada magaalada Baladweyne oo degan, Ciidan la kala dhexdhigay dhinacyadii dagaalamayay, Shirka Madasha Wada tashiga Soomaaliya oo maanta lagu wado in la soo gabagabeeyo iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: