Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal mar kale saakay ka dhacay Gaalkacyo iyo xaaladda oo wali kacsan, Ciiddanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo kula  dagaalamay Alshabaab duleedka Baraawe ee Shabeellaha Hoose iyo Warar kale,

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso