Wararka waxaad ku dhageysan doontaan : Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya iyo dhibaatooyinka hadda ka jira, Odayaasha Ku shiraya Baydhabo oo ka jawaabay hadalkii madaxweynaha ee ahaa in uusan shirka Baydhabo saamayn ku yeelan maamulka Jubba iyo warar kale.
warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply