Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Amiirka Al-Shabaab Axmed Diiriye iyo ku xigeennadiisa oo malaayiin doolar la dul dhigay ,dagaal u dhaxeeya ciiddan kala taabacsan degmooyinka WadaJir iyo Dharkeynley oo ka dhacay Wadajir iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso