Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhaxeeyo Ciiddanka Dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya iyo dad xoola dhaqata ah oo ka dhacay qayba ka mid ah xadka labada dal, Raii’sul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray xeryaha dadka soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah Kenya iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.