Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maalinta berri ah lagu wado in uu booqdo xerada Dhadhaab oo ugu ween ee xero ay ku jiraan qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Kenya iyo sidoo kale Jaziirada Malta ee qaaradda Yurub iyo warar kale.
Fadlan hoos ke dhegeyso warak oo dhan:
Leave a Reply