Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah: Maamulka Shabeellaha Hoose oo guula ka sheegtay dagaal ay la galeen Al Shabaab, Maamulka Puntland oo sheegay in ay gurmad u samayn doonaan dadka ku nool meelaha ay saameeyeen duufaanada iyo daadadku iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso