Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heryno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay ra’iisall wasaaraha Hindiya, xildhibaan ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo baaq u diray Maamulada Galmudug iyo Ahlu Suna iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
