Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maamulka Dowlad Gobaleedka Puntland oo ka hadlay ku biirista Shabaabka Galgala ee Daacish, Maamulka Shabeellaha Dhaxe oo sheegay in ay diyaariyeen goobtiii lagu qaban lahaa shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhaxe iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso