Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah. Shirka aaya ka tashiga Soomaaliya oo maanta lagu wado in uu ka qabsooma Muqdisho, Galmudug oo sheegtay in aysan ku dhaqmeyn 4.5 oo inta badan Soomaalida ay wax ku qeybsato iyo warar kalle.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: