Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dab qasaara hantiyeed geystay oo ka kacay suuq ku yaal Xamar Weyne, Maamulka gobalka Banaadir oo sheegay in ay idlaadeen mashaariicdii Turkigu ay ka wadeen Soomaaliya iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
