Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maamulka degmada Mahadaay oo sheegay inay walaac ku abuureen roobab ka da’ay halkaasi, Soomaaliland oo sheeegtay in aanay marnaba yeeli doonin in hawada Soomaaliland laga maamulo Muqdisho iyo warar kalle.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply