Wararka maanta aan idin haynno waxaa ka mid ah: Qarax ka dhacay xerada Dhagaxley iyo qasaara ka dhashay, Maamulka gobalka Banaadir oo shacabka u sheegay in aysan baqdin gelin wararka ka soo yeeray shabaab ee ah in ay ka fogadaan meelaha ay ku sugan yihiin ciidamada iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
