Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo si qasab ah dad kaga raray Ex Fiyoore, Ciidanka NISA oo gacanta ku soo dhigay gacan kudhiigle horay dad u dilay iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: