Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ahlu Suna oo ku hanjabtay in ay dagaal dib ugu qabsan doonaan Caabudwaaq, Xildhibaano ka soo jeedo Bakool oo Sheegay in ay maamulka Hiiraan ku darsan doonaan deegaanadooda iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
