Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Culimada Maamulka Puntland ee Gaalkacyo oo ku eedeeyay Madaxweyne Gaas bur burinta goobo dadka diinta lagu baro, xaalada Sh/hoose iyo weerarkii shalay Al shabaab ku qaadeen iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.