Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Arday ka badan 800 oo maanta qalin Jibisay, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmay wafdi ka socday Guddiga Difaaca iyo Arrimaha Dibedda ee Baarlamanka Kenya, iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
