Wararka maanta aan idiin heynno waxaad ku maqli doontaan: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladdu ay la dagaalanto shabaab iyo in ay isu dhiibto Al-qaaida, Fowsiyo oo ka hadashay safar ay ku tagtay Koonfurta Suudaan iyo dhibaatada Soomaalida halkaasi ku heysato iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
