Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Saraakiisha Amaanka ee Baydhabo oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen rag la sheegay in ay libisnaayeen oo soo galay xaafad ka mid ah Baydhabo iyo warar kal.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
