Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Qasaaraha ka dashay Qaraxii shalay ee Hotelka Jaziira oo sii kordhaya, dowlada Soomaaliya oo sheegtay in uusan waxba u dhimeyn weerarkaasi hiigsiga Dowlada Soomaaliya iyo warar kale.

Fadalan hoosk ka dhegeyso warka oo dhan: