Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhaxeeyo ciidan sheegay in ay yihiin dowlada Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubba oo ka dhacay deegaanka Goob Weyn, AMISOM oo mar kale gacanta ku dhigtay Leego iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply