Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah.maamulka Shabelaha Hoose oo sheegay in ku dhawaad 40 Askari oo AMISOM ah lagu dilay weerarkii Leego, Cadaado oo lagu wado in maanta lagu doorto Gudoomiyaha Barlamaanka Gal Mudug iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
