Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maannta ee Raadiyo Wardheer qoddobada ugu waaweyn: Munaasabadda 70 guuradii ka soo wareegatay aasaaska Ciiddanka Booliska oo laga xusay Soomaaliya, Weerar lagu qaaday goobtii ay ku shirsanaayeen odayaasha maamulka u sameynayay deegaannada Koofur Galbeed Soomaaliya ee magaaladsa Baydhabo iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.