Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee  aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dagaal Beeleed laga baqayo in uu ka dhaco nawaaxiga degmada Dhuusa Mareeb, Markab uu dhawaan ugu deeqay ganacsade Soomaaliyeed qaxootiga Yaman oo maanta ku soo wajahan Boosaaso iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: