Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta ee Raadiyo Wardheer waxaa ka mid ah: Madaxweyne Xasan oo ku baaqay in caddaaladda la horkeeno kooxihii ka danbeeyay dlka dhaqaatiirtii shalay lagu laayay duleedka Muqdisho, Ra’iisul wasaaraha cusub oo maanta xildhibaanno kula qaatay kulan qado ah Muqdisho xili lagu wado sabtida in la horkeeno baarlamanka Soomaaliya, Koonfurta Suudaan oo uu ka sii soconaayo dagaal u dhaxeeyo Ciidama ka wada tirsanaa dowladda Koonfurta Suudan iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso: