Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo shalay galinkii danbe lagu dilay Xamar, Madaxweynaha Soomaaliya oo ciiddanka ammaanka faray in gacanta lagu soo dhigo dadkii ka danbeeyay dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply