Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Munaasabad lagu xusayo maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho, Garoowe oo maanta lagu wado in uu ka dhaco Dibad Bax looga soo horjeedo Al Shabaab iyo warar kale.
Hoos ka dhegayso warka oo dhan:
Leave a Reply